Hiigsiga Xisbiga

Nagusaabsan / Hiigsiga Xisbiga

Hiigsiga Xisbiga Dhulka Hooyo

Higsiga Xisbiga Dhulka Hooyo waa ka qeybqaadashada helitaanka Soomaaliya cusub oo nabad ah, mideysan lehna dawladnimo xooggan isla markaasna siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaanba degan.