Qiyamka Xisbiga

Nagusaabsan / Qiyamka Xisbiga

Qiyamka Xisbiga Dhulka Hooyo

1. Ka fogaanshaha qabyaaladda, eexda iyo musuqmaasuqa
2. Ixtiraamka kala aragti-duwanaanshaha siyaasadeed
3. Aaminsanaanta sareyta sharciga iyo ixtiraamka dastuurka dalka
4. Karaameynta qiyamka iyo dhaqanka suuban ee ummaddeenna
5. Xurmeynta heshiisyada, masuuliyadda iyo awoodda dawladnimo
6. Isla-xisaabtan daah furan
7. Karaameynta shaqsiga iyo dhowrista xuquuqdiisa