Wararka

Warbaahinta / Wararka
Xubnaha Xisbiga Dhulka Hooyo

Xubnaha Xisbiga Dhulka Hooyo

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Kulan Ku Yeeshay Xubnaha Xisbiga Dhulka Hooyo labadiisa Gole ee Fulinta iyo Golaha dhexe kuwaas oo Looga Hadlay Xaalada Guud ee Dalka iyo u Diyaar Garowga Doorashada la Filayo in ay ka Dhacdo Dalka Bartamaha Sanadka Nagu so aadan ee 2026. Kulan kan uu Shir Gudoomiyay Hogaamiyaha Xisbiga Dhulka Hooyo ahna […]