Himilada Xisbiga

Nagusaabsan / Himilada Xisbiga

Himilada Xisbiga Dhulka Hooyo

Xisbiga Dhulka Hooyo wuxuu u taagan yahay dhisidda dawlad qaran oo Dastuuri dimuquraadiya ah kuna dhisan sareynta sharciga, caddaalad garsoor, awood-qeybsi loo dhan yahay, heysatana kalsoonida shacabka dalkana gaarsiin karta dawladnimo xooggan iyo xasilooni waarta ee dhaqaale iyo siyaasadeed.